HEL CAAWIMAAD SHARCI
Jawaabo u hel su'aalahaaga socdaalka. Baro sida looga qabsado ballan ILAP.
Baro sida ballan looga codsado ILAP iyo noocyada kiisaska socdaalka ee ay ILAP kaa caawin karto.
Wax ka ogoow Xaaladda Magangelyada Ku Meel Gaarka ah (TPS) oona hel macluumaadka muhiimka u ah kuwa hadda haysta TPS.