Cinwaanada Cusub ee Xafiiska Maine ee USCIS, waxay dhaqan galayaan July 2021 [Somali]

Laga bilaabo qiyaastii July 2, 2021, Xafiiska Maraykanka ee bixinta adeegyada sharciga dhalashada iyo socdaalka ee Maine (USCIS) wuxuu ka guurayaa 176 Gannett Drive wuxuuna u wareegayaa 207 Gannett Drive ee Koonfurta Portland. Waxaa laga yaabaa inaad u tagto xafiiskan wareysi laguu qorsheeyay ama in farahaaga lagaaga qaado.

Cinwaanada Cusub:

U.S. Citizenship and Immigration Services
207 Gannett Drive
South Portland, ME 04106