Maxkamadda Socdaalka Ilaha Khadka Tooska ah [Soomaali]

Maxkamadda Socdaalka Mareykanka waxay leedahay goob macluumaad iyo khayraadba u leh dadka ku jira dacwadaha Maxkamadda Socdaalka iyo qareennadooda / wakiillada la aqoonsan yahay. Waxaad ka baran kartaa wax badan oo ku saabsan Maxkamadda Socdaalka, kala soo bixi kartaa foomamamka muhiimka ah, waxaad ka heli kartaa cinwaanno iyo macluumaadka xiriirka, waxaad ka hubin kartaa meesha uu marayo kiiskaada socdaalka, iyo waxyaabo kale oo badan.

Kheyraadka hadda waxaa lagu heli karaa Ingiriis iyo Isbaanish.Luuqadaha kale mar dhow ayay diyaar noqon doonaan!