Isdiwaangalinta ICE [Soomaali]

Isdiwangalinta Fulinta socdaalka iyo Canshuur-bixinta (ICE) ee xafiiska Koonfurta Portland waxaa lagu dhamaystiri karaa qaab emayl ah(hadaa doorbidid) ama taleefan.

Si aad u dhammaystirto isdiwaangalintaada ICE:

Imayl u dir ICE-ERO-POM-Reporting@ice.dhs.gov (WAA HABKA XIRIIRKA  UGU FIICAN)

Dhammaan emayllada waa in lagu soo qoraa Ingiriisi.Emailkaagu waa inuu ku jiraa:

  1. Magacaaga sharciga ah oo buuxa,

  2. Lambarkada,

  3. Taariikhda Dhalashadaada,

  4. Cinwaanka hadda, meesha aad hada ku nooshahay, iyo

  5. Lambarkada taleefanka ee hadda iyo haday jiraan carruur kale oo aan qaan gaarin oo kula nool oo u baahan in la diwaangaliyo.

Xafiiska waa inuu kaga jawaabaa 5 maalmood gudahood oo maalmaha shaqada ah, xaqiijinta iyo shuruudaha imaanshaha cusub.

AMA

Wac 207-396-5000 (KALIYA WAC HADDII AADAN IMAYL DIRI KARIN)

Diyaar la ahow lambarkada iyo cinwaanadaada markaad wacitaanka samaynayso.Ma haystaan wax turjumaano ah oo xaadir ah.Haddii loo baahdo, fadlan hakula joogo qof af ingriisi yaqaano markaad wicitaanka samaysnaysid.